Actarda ka soo jeeda Dalka Bakistaan Veena Malik oo maanta ku beegneed sanad guuradii ka soo wareegtay dhalshadeeda ayaa ka dhawajisay in ay doonayso in ay shumiso Actarka Salaman khaan .
Actardaa ayaa jabisay record hore u yiilay kadib markii muda hal daqiiqo gudahooda ay ku shumisay 137 ruux oo ugu hanbalyaynayay Sanad guuradeeda waxana ay tilmaamtay in maanta u tahay maalintii ugu farxada badnayd .
Actarka Salaman khaan oo xariir kala dhaxeeyo actarada ayaa lugu soo waramayaa in uusan soo xaadirin xafladaa lugu qabtay Xarun wayn oo ku taala Magalaada New Dalhi .
Laakiin warar laga soo xogtay actaradaa ayaa sheegaya in ay dalabtay in ay shumiso Xiddiga Slaman khaan oo ay aad u xiisaynayso laakiin waxaa la tilmaamay in uusan xafladaa soo xaadirin lamana oga sababta u baaqsaday xili lugu casuumay
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com