Waan Ku Jeclahay 10 Luqadood Ku Dheh (Aqriso)

Friday, March 8, 20130 comments



Newbanaadir.com oo Mar Walba u Taagan Ka Haqab Tirka Bulshadeena Arimaha Jaceylka iyo Nolosha Maanta waxa ay Ku Heysaa erayka Waan Ku Jeclahay oo Lagu Dhaho 10 Luqadood oo Kala Duwan Midna Wan Ku jeclahay Ay Tahay.
  
Soomaalida Maadaama ay Ku Nooshahay Wadamo Badan oo Kala Duwan oo Caalamka ah isla Markaana Wax waliba ay Suura Gal Tahay ayaan Waxaan usoo Xulnay 10 Luqadood ee Ugu Badan Caalamka o ay Isticmaalaan.
  
1) Ich liebe dich (German)= Waan Ku Jeclahay)
2) Je t’aime (French )=waan Ku Jeclahay)
3) Kimi o ai shiteru (Japanese)= waan ku jeclahay)
4) Te amo (Spanish )=Waan Ku Jeclahay)
5) Vos amo (Latin )=waan Ku Jeclahay)
6) Ya lyublyu tebya (Russian)= Waan Ku Jeclahay)
7) Wo ie ni (Chinese)= Waan Ku jeclahay)
8) Jag a”lskar dig (Swedish )=Waan Ku Jeclahay)
9) Aku Cinta sama kamu (Indonesian) = Waan Ku Jeclahay)

Speical
Waan Ku Jeclahay (For Somalia )











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog