6 Hab Ee Ugu Macaan Ciyaarta Sariirta, Raaxo Waali Ah Ayaa Ku Jirta (Digniin Ha Akhrisan Hadaadan Xaasle Aheyn)

Friday, April 12, 20130 comments

Habab kala duwan ayaa lagu helaa macaanka gariirka galmada , iyadoo ciyaar sariireed isu dheeli tiran lagu heli karo hababkaan soo socda.

Qaabka Faarisiga ah : Habkaan haween waliba waa ay jecel yihiin , waa hab haweeneyda u ogalaaneysa in ay iyada ahaado qofta ka mas`uulka ah cayaarta , waana in ninka uu ku jiifato dhabarkiisa halka haweneyda ay iyada sara mareyso.

Habkaan haweeneyda iyada ayaa is maamuleysa halka gacamahedana ay saareyso xabadkiisa , waxa uu ninka sidoo kale sii xoojin karaa xaraarada kacsiga lamaantiisa maadama uu ku cayaarayo labada naasood .

Habka caalamiga ah ee caadiga ah: waa hab inta badan la isticmaalo , haweeneyda ayaa dhabarkeeda ku seexaneeysa iyadoo labadeeda bowdana kor u qaadeysa , waxa ayna tani sahleysa in shumis kulul la is weydaarsado iyadoo howshu socoto .

Habka galmada fog: habkaan galmada waxa ay ka dhigeysa mid xiiso oo xaraarad kulul leh , waxa ay haweeneyda ku jiifaneysaa dhabarkeeda iyadoo gacmaheeda ku soo qabaneysa madaxiisa , waxa ayna labadeeda bowdo ku qabaneysaa oo ay ku dhajineysaa xabadkiisa (geesaha labada kili)

Habkaan waxa ay ninka iyo naagta u sahleysaa in macaan fog ay helaan , balse ogaaw haweenka cayilan iyo kuwo uurka leh waa ku adag tahay in ay sameeyaan habkaan.

Habka Fool Ka Foolka Ah: habkaan waxa waaye in haweeneyda ku fariisato sariirta geeskeeda ama kursi balse waxaa muhiim ah in fadhigas uusan ninka ka dheereyn joog ahaan.

Habka Cagta : haweeneyda waxa ay ku jiifaneysa kursi ama miis iyadoo sara u qaadeysa lugaheeda halka ninka uu isagu oo taagan uu jugta sameynayo isla markaana uu isaga kor u qaadanayo marb hoos uu u dhigayo bowdadeeda.

Habka fadhiga Gadaalka ama dambe : habkaan waa qatar ninka waa uu jiifanayaa halka haweeneyda ay ku kor fariisaneyso balse waa in dhabarkeeda ku aadanaa wajigiisa iyana ay eegeyso cagahahiis.











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog