newbanaadir.com - Sida
la ogyahay kintirka waa xubin ka mid ah xubnaha taranka haweeneydu,
wuxuu ku yaallaa farjiga naagta meesha ugu korraysa, naagaha ku nool
dalalka kulul kintirkooda waa dheeraadaa sida badan kuwa ku nool
dalalka qabow inta badan ma dheeraado, haweeneydu marka la gudayo waxaa
laga jaraaqayb ka mid ah kintirka waa gudniinka sunniga ay dhahaan,
laakin kan fircooniga kintirka iyo faruuraha yaryar oo kintirka la
xiriira ayaa lawada gooyaa oo markaas ayaa la toltolayaa.
kintirka waxaa lagu
tiriyaa inuu yahay xubinta ugu dareen badan jirka haweeneydu, marka ay
kacsato waxaa ka soo buuxsama dhiig markaas ayuu bararaa oo uu taagmaa
si daranna wuu u kululaadaa, haweeneydu kintirka leh taataabashadiisa
keliya way ku biyabixi kartaa, naagaha 97% kacsigooda waa kacsi
kintireed, naagaha 3% kacsigooda waa mid laga dareemo farjiga
gudihiisa, kuwan dambe gudniinka saamayn weyn kuma yeeshto, maxaa
yeelay kacsiigooda wuxuu ku jiraa gudaha.
waxay raaxaystaan marka
gudaha wax ka galaan, saa darteed waxaad maqlaysaa naagaha Soomaali oo
fircooniga loo guday qaar baa jira kacsi badan, dadka arrinkan aan kala
fahmansanayn waxay dhahaan gudniinka wax saamays ma laha, runtii
gudniinka wuxuu saameeyaa oo kaliya kuwa kintirka ka kacsado haddii
laga gooyo meesha keliya ay ka kacsanayeen maxaa u harayba.
naagaha qaarkooda
kintirka ayay ka kacsadaan marka ay 30 dhaafaan kacsigooda wxuu isu
baddalaa kacsiga gudaha, sidaa darteeda kutub fara badan waxay dhahaan
naagaha marka ay yihiin da’da u dhexaysa 30 ilaa 50 galmo kama dhergaan
sirka ku jrto baa waxay tahay kacsigooda ayaa gudaha isu baddalay,
kacsiga kintirka iyo kan gudaha waxaa daran gudaha kaas wuxuu la
xiriiraa murqaha farjiga wxuuna u baahan yahay shaqo culus naagtana
qaab kasta way ku raaxaysan kartaa fadhi iyo istiiga iyo foorarsiba
midda kintirka ka kacsato waxay rabtaa in lagu kor seexdo si ay isu
qabtaan labada qas keeda iyo kan ninka.
Xasan Maxamed
Xafiiska Newbanaadir
Oslo - Norway
xasanyare09@live.com
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com