ALLAHU AKBAR: Muuqaalkaan Hadaa Daawato Oohin Ayaad La Seexan Waynaysaa Caawa
Muuqaalka aan halkaan idin kugu hayno ayaa ah mid dad badan caloosha kasoo riday.
Muuqaalkaan ayaa muslimiin badan oo dunida daafaheeda ku nool markay daawadeen oohin la dhaceen. Video-gaan ayaa waxaa uu ku saabsanyahay muuxaadaro dad badan loo jeeday oo qaarkood aysan muslimiin ahayn balse isla goobtaas ay ku islaameen taasoo xitaa ka oohisay wadaadkii dadka wacdinayay.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com