Ciyaarta Sariirta Oo Wajiga Haweenka Ka Ilaalisa Finanka Iyo….

Thursday, April 4, 20130 comments


Waxaa la ogsoon yahay in ciyaarta sariirta ay yareeyso heerka wel welka sidoo kalana waxa uu gubaa tamarta jirka iyadoo sidoo kale uu u fiican fir fricoonida maskaxda.

Qubaro ayaa tilmaamaya in lamanayaasha jawiga degan ku sameeya jaceylka sariirta in maskaxdooda ay si wacan u shaqeyso iyadoo kulankaas uu maskaxda ka caawiyo foojignaan xasuustana wanaajiyo .

Baaritaan dhanka dhiigga ah oo laga qaaday xaaslayaaal /xaasas iyo doobab ayaa waxaa muuqatay in kobaca xididada in ay wanaagsanayeen kuwo nolosha macaan hela iyadoo awoodda maskaxda ay ku xeran tahay nolsoah sarirta .

Faa`idooyinka kale ee ku jira sameeynta kulan nidaamsan oo sariirta ah ayaa waxaa ka mid ah iyadoo cadaadiska dhiigga uu hoos u dhaco halka haweenka uu ka ilaaliyo in finan uu wajiga uga soo baxo .













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog