Wiil Mucjiso qabsatay Markii uu Jeexjeexay Sawirka Madaxweyne Caan ah (Daawo)

Thursday, April 4, 20130 comments


Wiil Mucjiso qabsatay Markii uu Jeexjeexay Sawirka Madaxweyne Caan ah (Daawo)

Magaalada Qaahira oo Banaanbaxyo looga soo horjeeday Xukunka uu qabtay Madaxweynaha Ikhwaanul Muslimiinka ka socday ee Masar Mudane Mursi ayaa waxaa ka dhashay arin ka yaabsatay dad badan.

Wiil Masaari ah Oo Carada ka tan badisay ayaa Korey dirbi dheer si uu u jeex jeexo Sawirka Madaxweyne Mursi waxaana uu ku dul istaagay Boor Xayaysiin Isbitaalka Uu Fariisto Dr.Islaam Nasaar iyada oo wiilkaasi arin aan hore u dhicin ay qabsatay.















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog