DAAWO Dumarka Daroogada Isticmaala Oo Mombasa ku soo kordhay
Gabdhaha Reer Mombasa ayaa koobka Darooga isticmaalida galay sida laga baahiyay Tv caan ah oo ku yaala dalkaasi Kenya oo waayadan gabdhaha ay aad ugu soo bateen isticmaalka daroogada.
Hadaba gabadhaha isticmaleysa daroogada ayaa la xaqiijiyay inay kusii kordhayaan magalada mombassa kuwa oo adeegsanaya daroogada nooca la isku dura iyo kuwa caadiyan la isticmaala .
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
