Waligaa ma aragtay ukunta Shinbir Maroodi? Daawo Maanta laguu hayaahe.

Saturday, April 27, 20130 comments


Bal isu eeg labada ukumood ee isbarbar yaala, midna waa ukunta digaagta ee aad garanayso, tan kalana toloow shirbir ceynkee ah ayaa dhashay.

Maanta ayaa carwo xaraash ah oo London ku taala lagu kala iibsaday, waxaana la kala siisay aduun lacageed oo gaaraya boqol kun oo doolar wax ka badan.

Ukunta waxaa dhashay nooc shimbiraha ka mid ah oo balse hadda aduunka ka cirib tirantay boqol sano ka hor oo lagu maghacaabi jirey Shimbir Maroodi, waxaana ukuntani laga heley xeebta dalka Madacaskar qarnigii 17 aad.

Ukunta boqol jeer ayay ka weyntahay tan digaagta caadiga ah.

Shimbir Maroodiga oo u eg goroyada, islamarkaasina miraha quudata ayaa waxa ay itaal ahaan dhan tahay 11 feet.
















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog