Daawo
filim laga sameeyey nolosha gabar qoraa Soomaaliyeed ah
Nadiifa
Maxamed waa gabar qoraa Soomaaliyeed ah oo degen dalka Ingiriiska, filimkani
gaaban waxay kaga hadlaysaa taariikh nololeedkeeda iyo sida ay ku biloowdey
qoraalka buugaagta.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com