Jaceylka Waa Aayaha Nolasha Daawadiisuna Waa....

Monday, April 22, 20130 comments


Jaceylka Waa Aayaha Nolosha Iyo qof aad jaceshahay waxuu ku dha dhan siyaa nolosha macanteeda iyo murugo intuba mahan oo kaliya ruuxa aad jaceshahay in aad ka heli kareyso oo kaliya farxad ama murugo iyo naxdin oo kaliya ee labaduba waa ay wada socdaan ruuxa waa uu kugu berayaa oo aad baad u jeclaneysa

Inta badan qofka ku jaceyl ama ruux aad jaceshahay uma quurtid in aad hadal naxdinleh ama murugo uu kugu beerto ama aad ku dhahdo waxaad doonaysaa oo kaliya farxad iyo macanta uu leyahay jaceylka oo muda dheer qaata aad kuwada jirtaan hadaba waxii larabo alle ayaa laga helaa oo kaliya ee adanaha lagama helo waxii aad doonayso alle ayaa ku xaqab tiri kara ee adanaha kuma xaqabtiri karo

Balse waxa ladonayaa oo kaliya ayaa waxay tahay mar walba in xooga lasaaro laguna dadaalo sida mid walba dhiniciisa ugu xoojin lahaa jaceylka sida ruux kale ugu beeri lahaa ama u qancin lahaa ayadoo hadal xumada iyo qeelada iyo kibirka iyo isla weenida la iska dawyo lagana foganaayo ee la isku muujinaayo naxriis hadal macan oo sida aboowe macane ama abaayo macaanto la is dhaafsado .

hadalka macan iyo dagnaanta iyo qadarinta waxaad ku kasbanaysaa qalbiga ruuxa aad jaceshahay oo idil waad ku soo jiidan kartaa waana fursadaha kaliya ee ruuxa aad ku ku kasban karto qalbigiisa ama qal bikeeda. Hadaba qofkastow isku day in aad sameyso intas waxaa hubaal ah qofkii aad jecleed in aad sifudud ku hesho dabadeeto hadafkii loo bahanaa aad sidaa ku gaarto.









_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog