Daawo
Gabadh Soomaaliyeed oo ay Ajaanib si xun U Tumayaan.
Muuqaalkani
oo ay soo dhigeen Barta Internetka qolo ku hadasha Magaca Ciidamada Amaanka
Xuduudaha ayaa si bini aadanimada ka baxsan ula dhaqmay Gabadh Soomaaliyeed.
Gabadhani
oo si arxan daro ah loogu jirdilayo Qol yar oo danbi baaris loogu tala galay
ayeey si jees jees ahi uga duubeen muuqaalkaan balse Gacantooda kasoo baxay.
Soomaali
badan ayaa tahriib ku gala carbaha balse la kulma qaarkood falal uusan afku
karin haba ugu badnaato Dumarkeena Soomaaliyeed , tanina waxa ay kamid tahay
dhibaatooyinka had iyo jeer Soomaalida tahriibka ah lagula kaco.
MUUQAALKA
MARKAAD ARAGTO WAXAAD DAREEMI DOONTAA SIDA NAXARIIS DARADA AH EE LOO TUMAAYO.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com