Iyado
ay si aad ah usii kordhayaan dumarka soomaaliyeed ee aadka u da,yar xiriirka ay
la sameynayaan raga ajaanibta ah gaar ahaan kuwa cadaanka ah iyo madowga ayaa
haatan waxa muqaneysa in ay kordheen dumarkasi kuwa oo warkooda iyo mowqifkooda
uu cadyahay kana shekeynaya hadba nolasha ay laso mareen.
Hadaba
gabar soomaaliyeed oo ku nool dalka Canada ayaa barta youtube-ka so dhigaty
muqaal ay kaga shekeyneysa nolasha iyo is dhaxgalka bulshada xili ay la jogtay
nin cadaan oo ay saaxiibo yihiin iyado ku faantay in nolasha dadka ajaanibta ah
sida dadka cadaanka ay aad u wanagsatahay.
Ugu
danbeyntii Marka ay guur la wadagaan gabdhaha soomaaliyeed raga cadaanka ah
ayaa waxay la kulmaan aakhirka tacadiyo shalayto ku reeba iyago dil ,jir dil
iyo dhibata aan dhamaad laheyn la kulma taa oo keenta sharaf dhac iyo sumcad
xuma ti ugu xumeyd oo ay uso jiida soomaalida oo dhan.
W/Q
Omar markiyow
xafiiska
s/africa
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com