Daawo Muuqaal Qosol Badan: Ciyaar Waalan Oo Ay Soo Bandhigeen Rag Somaliyeed
Muuqaalka aan halkaan idin kugu hayno ayaa ah mid aad ushactiro miiran ah oo ku saabsan rag Soomaaliyeed oo soo bandhigay ciiyaar waali ah.
Ragaan ayaa u muuqda kuwo marqaansan, waxayna u dheelayaan qaab waali ah. Nimankaan ayaa ku dhex ciyaaraya goob studio ah oo filimada iyo heesaha lagu gado oo iyagu ay ku ganacsadaan. Raggaan ayaa ku dheealaya hees xamari ah oo leh qaab raab ah.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com