DAAWO dhacdo Arggagax leh: Wiil hooyadii dilay kadibna madax ka jaray ( ha daawan hadii aadan Awoodin)
Wiil u dhashay dalka Mareykanka ayaa qaarijiyay hooyadii kadibna qoorta ka jaray.
Wiilkaasi oo lagu magacaabo Bashid McLean islamarkaana 23 jir ah ayaa la sheegay in hooyadii xooga uga qaatay lacag kadibna ku soo iibsaday miishaar taasoo markii dambe u adeegsaday dilkeeda.
Qaybo kamid ah jirka hooyadaasi ayaa laga helay boorsooyin kala duwan oo yaala gurigooda.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com