Daawo Muuqaalka Nin Muslim ah oo ka aadaamaya Kaniisad dhexdeeda

Sunday, April 21, 20130 comments



Waxaan halkaan idin kugu soo bandhigaynaa muuqaal cajiib ah oo markaad daawato ka khushuucinaya hadaad tahay qof qalbigiisu nugul yahay.

Nin muslim ah oo leh cod aad u macaan ayaa gudaha u galay kaniisad weyn oo ay iska laahayeen dad masiixiyiin isagoo ku dhuftay aadhaan. Arinkaan ayaa ka dhacay magaalada California ee dalka Mareyka.

Muuqaalkaan ayaa dad badan markay daawadeen ka ilmeysiiyay iyagoo qaarkood ay aad ugu boogeen codka walaalkeena khayr Allaha siiye aadaanka ku dhuftay.

Wadaadka adimaya ayaa magaciisa waxaa la yiraahdaa Abdiwahaab Bin Yusuf waxaana uu udhashay dalka Algeria. Ninkaan ayaa wax ku bartay dalalka Ingiriiska iyo Mareeykanka.









_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog