Daawo Ninkan Qabrigiisa ayuu Lugahiisa ku doontay (Video-Waano ah)

Monday, April 29, 20130 comments



Inta aad dunidan joogtid wax walba wad arkeysa ama waad maqleeysaa Waxayna kugu noqonayaan waxyaaba la yaab sida mucjiso aad ku cibro qaadato.

Hadaba Nin Dhalashadisa Ay Tahay Dadka Daga Kashiimr Ee Pakistaanka ah ayaa waxa uu so aaday suuq lagu iibiya qudaarta si uu qudaar usoo iibsada balse markii uu soo istaagay suuqii qudaarta ayaa waxa dhacay aadankii salaada ninkii ayaa aaday masjidka si uu salada uso tukada balse waxa uu indhaha qac ku siiyay gabar xijaaban kadibne wa uu daba kacay gabadhii ilaa ay qabrigiisa ka geeysay waxan mesha qabrigiisa ah markii la geeyay dhacday arin lama filaan ah.









_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog