Wararka
ka imaanaya xerada Qaxootiga Xagardheere ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay
fal Kufsi ah oo lagula kacay Gabar 5 Sano jir ah.
Gabadha
yar ee la kufsaday ayaa la sheegayaa inay kufsadeen kooxo dableey ah, kuwaasoo
ku nool gudaha xagardheere oo kamid ah xerooyinka qaxootiga ee ku yaala dalka
Kenya.
Gabadha
la kufsaday Aabaheed oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in kooxda gabadhiisa
kufsatay uu yaqaano, balse ay ku hanjabeen inay la kulmi doonaan ciqaab ka adag
mida ah ay hada ka cabanayaan.
Gabadha
oo ah mid aad u da’ yar ayaa waxaa la kufsaday xili ay dab ka dooneysay
Xaafadaha Dariska la ah, waxaana kooxaha ay ka heleen dhexda, iyagoo la aaday
goob ay ku kufsadeen.
Waa
fal murugo badan oo cidii damiir leh ay ka xanuunsato, waxaana ay muujineysa in
Raga Soomaaliyeed ay ku jiraan kuwa damiir la’aan ah oo xataa aysan ka bad
baadeynin gabdhaha walaalahood ah, gaar ahaan kuwa yar yar ee aan gaarin galmo
ee caruurta ah.
Aabaha
dhalay Gabadha la kufsaday oo ay ka muuqato murugo
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com

