Daawo Sheeko Qosol Badan Oo ka dhacday Magaalada Stockholm + Video

Saturday, April 27, 20130 comments



Fanaanka da'da yar ee caanka ah ee Justin Bieber oo booqasho ku jooga dalkan Sweden ayaa waxaa uu kusoo dagay Hotelka caanka ah ee Grand hotel ee magaalada Stockholm.

Dhalinyaro Swedish ah ayaa markii ay hubsadeen in Justin uu degan yahay Grand Hotel ayay fursadaasi ka faa'ideysteen waxaana ay soo kireysteen Gaariga kala jiidan ee raaxada ee loo yaqaano LIMO, waxaana ay usoo labiseen saaxiibkood oo ay usoo ekeysiiyeen sida Justin Bieber iyagoo sidoo kale soo raaciyay Nin Xoog weyn oo ilaalo camal ah.

Markii ay yimaadeen irida Hotelka ayaa dadkii taageerayaasha Fanaanka Justin Bieber ahaa ay mar qura qeyliyeen iyagoo ku faraxsan inay fanaanka arkaan waa sida ay la tahaye kkkkkkk kadib maxaa dhacay?






_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog