Daawo Sawirka Arin Cajiib Ah: Nin Wiilkiisa Doonaya Inuu Ku Iibiyo 20 Malyuun Oo Dollar, Sabab? Aqriso adaa yaabi doonee

Saturday, April 27, 20130 comments


Saxaafada caalamka ayaa aad u hadal haysa nin wiilkiisa oo beec ah sawirkiisa iyo qiimaha uu isaga iibinayo kusoo bandhigay barta bulshadu ku kulanto ee Facebook.

Arinkaan ayaa dad badan waxay ku noqotay fajac iyo amakaag. Arinkaan cajiib ah ayaa waxaa la sheegay inuu sameeyay nin u dhashay dalka Sucuudiga. Wiilka ayaan weli da'diisu gaarin lix sano waxaana aabaha dhalay cunugaan yar ku doonayaa 20 malyuun oo Doolarka Mareykanka ah.

Aabahaan wiilkiisa iska gadaya ayaa lagu magacaaba Saud Bin Nasser Al-shehri. Ninkaan ayaa sababta uu wiilkiisa isaga iibanayo ku sheegay inuu doonayo in hooyadiisa, walaashiis iyo qoykiisa dhan noolal fiican ku noolaadaan oo ay faqriga iyo gaajada ka baxaan. Ninkaan ayaa sheegay in hada ay haysato xaalad adag maadaama uu degenyahay ku kira ah oo lacagtiisu gaaraysoo 2,000 Riyaal bishii taasoo uu sheegay inuusan faro ku hayn hada.










_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog