DAAWO,Haweeneey Qiyaanadii ugu darneed sameysay waqtigii arooskeeda.

Tuesday, April 30, 20130 comments


DAAWO,Haweeneey Qiyaanadii ugu darneed sameysay waqtigii arooskeeda.

Dumarka oo inta badan la sheego ineey yihiin Dadka ugu qiyaanada badan marka haasaawaha Shukaansigu socdo ayaa iminka mar qura ay ka yaabisay aroosad dadka caalamka iyadoona qiyaanadii ugu darneed geeysatay.

Haweneydani oo maalinkii arooskeeda qiyaantay labo nin oo uu midkood yahay Seygeeda cusub , hadaba waqtigii arooskeeda ayeey nin kale wadooyinka ku dhunkaneysay hasa ahaatee isla ninkii ay la dhuumanayay ayeey Jeebabkiisa qaabab aan horay loo arag u farsameysay.

Dhacadadaan markii ay dhaceysay waxaa duubayay Kaamirada qarsoon ee guryaha ku dhagan CCTV waana mid aad uga yaabisay dadkii dib u daawaday





_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog