Dhaqamadaan Hadaad ku aragto Caruurtaada Hala yaabin.

Wednesday, April 17, 20130 comments


Inta badan Waalidka iyo caruurta waa kuwa aanan dhanka dhaqanka badanaa aanan iskaga mid noqon hasa ahaatee waxaa wanaagsan inaad mar walbo farto wanaaga si Mustaqbalka cunugaada u noqdo mid isku filnaada.


Hadaba waxaa jira waalid badan oo dhaqankoodu ka wanaagsan midka Cunugiisa , hadii aad is ogsoontahay in Dhaqan ahaan aad liidato haku qasbin in cunugaadu kula qaato oo ku dadaal inaad samaha barto.

Markii aad yareed hadii aadan jecleyn waxbarashada haka yeelin in ubadkaagu noqdo mid wadadaadii raaca ku dadaal sidii aad wax u bari lahyd si uu iskugu filnaado.

Hooyooyin badan oo aanan wax baran ayaa Shalaay jooga si aysan sidaasi u dhicin gabadhaada yaraanteeda wax ku baran wiilkuba kaba sii daran.






_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog