Dhibaato Muuqaalka jirka ah oo la soo gudboonaaday haweenka Model ka ka shaqeeya + video

Tuesday, April 2, 20130 comments



Haweenka ka shaqeeya Model ka ee la dagaalama in ay cayilaan ayaa waxaa la soo gudboonaaday walwal hor leh kadib markii ay isku arkeen qaab hor leh oo jirkooda ay ka dareemeen gaar ahaan dhinaca lugaha oo ay ku yeesheen wax ay ugu magac dareen ”Thigh gap” oo macnaheeda ay tahay in marka ay taagan yihiin ee ay isu geeyaan cagahooda ay is gaarayaan jilbahooda iyadoo uu jiro space weyn oo u dhexeeya cajiradooda oo ay u arkeen in ay tahay fool xumo hor leh.

Waxa ay intaasi ku dareen  in xitaa ay luminayaan quruxda dharka marka gabadha ay yeelato  ”” u dhexeeya cajaradeeda, waxa ay u muuqanaysaa sida qof dalbo ku leh cajarada, iyadoo arintaan ay noqotay sheekada ugu badan ee ay hadal hayaan gabdhaha da,da yar ee jecel in ay isdhuub dhuubaan kana hortagaan cayalka oo ah cudur ka koowaad ee qofka u dila jir ahaan iyo niyad ahaaba.

Arintaan ayaa waxaa daaha ka qaaday gabdho jilayaal ah oo u arkay in ay tahay dhibaato hor leh oo baabi,inaysa quruxda dumarka sidaas darteedna ay tahay in loo istaago sidii wax looga qaban lagaa looguna wargalinaa dumarka in ay ka war qabaan qaabka ay u ekaan karaan lugahooda marka ay ku dhaco ”Thigh gap”








_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog