Haweenaydan oo dhalasha ahaan ka soo jeeda wadanka Naibal oo olog la aha dalka India ayaa waxa ay qaati ka taagan tahay Lugaheeda oo si xad dhaaf ah u sii dheeraanaya.
Luga dheerida Caalamka ayaa waxaa hore u haysan jiray Haweenay dhalasha ahaan u dhalatay Belgium wallow haatan gabadhani ay sii qaadayso Koobka Luga dheerida.
Gabadhan ayaa codsatay in Dawa loo helo arintan haysata waxaana ay sheegtay in Lugaheeda ay sii dheeraanayaan islamarkaana ay dhib ku qabto Wadida Gawaarida iyo Socodka dhulka Laamiga ah.
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA GABADHAAS:-
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com






