Fariin Qalbi Jaban: Xanuunku Waxa Uu Iga Dhigaa Adeyg , Ilintuna Geesi Ayay Iga Dhigtaa

Friday, April 26, 20130 comments


Buugaag badan waa laga heli karaa sida qof loo jeclaado ; laakiin buug kaliya lagama helayo sida ruux kaliya ee aadka u jeceshahay aad u iloobi karto.

Ilmeyntu waa wadada kaliya ee indhuhu kuhadlaan markii afku waxba sharaxi kari waayo iyadoo uusan sharaxi Karin waxa kujira qalbigaada jabay laakiin magaratid waxa keenayo intaasi oo dhan.

Waxa aan kugu daray qeyb kamid ah naftayda oo waxa aan ku raacsiiyay dhiigayga maxaa yeelay wadnahayga ayaa kaamid dhigay , qalbiga aad iga jebisayna waxa uu iga dhigaa ruux xikmad leh.

Inta aanayn dhiman waxa aan kuu rajeeyaa in aan kuugu deeqo dhiigayga si aad ugu yaraan u aragto xanuunka I wajahay ee aan la dhimanayo, maxaa yeelay waxa uu ku noolaa intaas laakiin markii aad kala jebisay ayuu geeriyoonayaa, waxa uu iga xanuunaa gudaha laakiin marna ma dhaho oraah yar; balse markasto mafahantid.













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog