Segio Aguero oo jaceyl uqaaday boqorada quruxda gabadha wadata magaalada Manchester.

Friday, April 26, 20130 comments


Shukaansi Laacibka safka hore kooxda Manchester city Aguero ayaa jaceyl waalan hada u qaaaday heesaayada weyn ee ay isku dalka yihiin Karina Tejeda, sheekada jaceelka weeraryahankana yaa soo shaacbaxday markii ay kala tageen xaaskiisii hore gabadha uu dhalay mucjisadii aduunyada maradona oo ah mida ugu yar caruurtiisa waa gabadha lagu yeero Giannina.

Sergio_Aguero 24 jirkaan ayey kala tageen xaaskiisii halka sano uu ka weynaa taas oo jirtay 23 waxaana uu hadda aad u jecelyahay gabadha heesta ee Tejeda oo jirta da’da ah 27 iyagoona waqto badan isla qaadanaya sida ay soo wariyeen saxaafada dalka ingiriiska iyo kuwa dalka argentine.

famili Fanaanadan loo yaqaan Pop ka quruxda ayaa u raaci doonta weeraryahankan reer Cityaguero  dalka argentine iyadoo ay wehliso gabadha ay dhashay oo 5 sano jir ah waxaana ay soo booqan doonaan xaaskii hore serio iyo wiilkiisa iyagoona safarka xiga ay kuwada tagi doonaan magaaalada Manchester halkaas oo uu ku noolyahay maadaama uu u ciyaaro kooxda Manchester City.








_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog