Farxiya Fiska: Safarkii aan Xamar ku tagi lahaa ayaan isku diyaarinayaa
Xiddigta Soomaaliyeed Farxiya Fiska ayaa ku jirto qorshe ay isku diyaarinayso safar ay ku tagi lahayd Soomaaliya qaas ahaan Magaalada Muqdisho. Fiska ayaa warkaan waxay ku qortay Page-ka ay ku leedahay Facebook-ga iyadoo tiri (Qorshe aan Xamar ku tago ayaan abaabuli rabaa si aan ugu qeyb qaato dib u dhiska wadankeena.
Ma aha fanaankii ama fanaanadii ugu horeysay ee ku laabato wadankeenii hooyo si la ogyahay waxaa horey u tagay fanaaniin badan kuwaas oo ka qeyb galay dib u dhiska ka socdo wadanka iyagoo qaar ayba sheegeen inay usoo guureen wadanka aysan dib ugu laaban doonin qurbaha.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com