Gabadh Wariye Caan ah Oo Filim Sameeye Noqotay ! (Halkan Ka Daawo)

Friday, April 19, 20130 comments


Gabadh Wariye Caan ah Oo Filim Sameeye Noqotay ! (Halkan Ka Daawo)

Wariye Fathia Absi Oo Si Weyn Loogu Yaqanay Inay Kasoo  Howlgashay Idacada Caanka Ah Ee Ku Hadasha Afka Codka Mareykan Gaar Ahaan Lanta Afka Soomaaliga Ee VOA Ayaa Haatan Isku Badashay Inay Sameeya Aflanta Gaar Ahaan Kuwa Ka Hadlaya Xaalada Dhalinta Soomaaliyeed Ee Ku Nool Magalada minneapolis Ee Dalka Mareykanka .

Muqaalka Wareysiga Iyo Filimkan Ayaa Ah Mid Ay Kaga Hadleysa Rajooyinkii Burburay Ama Riyooyinkii Burburay Ee Soomaalida.














_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog