Hadaad Muuqaalkaan Daawato Oo Aad Qosli Weydo newbanaadir.com Ayaa Ka Masuula

Saturday, April 27, 20130 comments


Hadaad Muuqaalkaan Daawato Oo Aad Qosli Weydo newbanaadir.com Ayaa Ka Masuula

Fadlan ha daawan muuqaalkaan hadaadan qosol rabin.

newbanaadir.com muuqaalka ay halkaan idin kugu hayso oo ah mid madadaalo ah hadana qosol badan ayaa waxa uu ku saabsanyahay wiilal masbeen ah laagu waabinayo.

Wiilal ayaa inta qol lagu xiray ayaa waxaa lagu waabinayaa mas been ah. waxaa kaloo xusid mudan in kaamaro qarsoon qolka loogu dhejiyay.







_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog