Haweenka marka ay Garoobka noqdan oo la shegay in ay wax dabecad ah laheyn sir hoose….

Thursday, April 25, 20130 comments


Sida aan og sonahay waxaa jira arimo sababa in uu bur buro qoyska taas  oo kenta isku dhac badan iyo  fahmi weyto xoogan.

Habada waxa jira haweneyda marka la furo ayaa waxaa loo yaqanaa Garoob oo micnahedu tahay in la furay nin kii qabayne ay kala tageen.

Dumarka la furay ayaa waxaa la soo baxa dabecado xun xun taas oo mar waliba  keenta in markale la fura.

Hadaba qodobadan hoose si fican u aqri

1: Isla weyni aan meel gareynin taas oo alaahba raali ka aheyn.

2: Ninkeeda ay waji fican tusin mar waliba uu guriga joogo.

3: Haweenka ay iska racdo gurigeeda ayna dib usoo firin.

4: Danteeda ay gabto ilaa uu nin keeda ushego.

5:Caruurta ma daryeesho  Odaygane daa warkiisa.

6: Sooma dhaweyso dadka dariska ah iyo qarabada ninkeda, cidii ay ka dhalatay ay goyso.

7:Hadalo aan meel laheyn beey wad wadaa goortii kastaba iyo casirkastaba.

8: Telka Guriga ma dhigto ilaa uu xaajiga la hadlo moyaane.

Qodobadas aan oo shegnay iyo kuwo kasii badan ayaa jira balse intaas ayaan ku soo gaba gabeyneynaa wabilaahi towfiiq.


W/Q Abuukar Jaliil
Kala xiriir jaliil143@hotmail.com
+46734993292












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog