Layaab: Nin Ku Dhashay Isagoon Laheyn Xubinta Taranka Ragga Oo Loo Sameeyay iyo. . . Daawo Sawiro

Sunday, April 28, 20130 comments



Sida ay dhaqaatiirka wax daweeysay ku faafiyeen Saxaafada ayaa markii ugu horeeyey waxa ay soo bandhigeen nin ku dhashay isagoon lahyn Xubinta Taranka Ragga Balse hada dib u helay Xaqiisa.

Ninkani oo lagu magacaabo Andrew Wardle kuna nool Stalybridge, ee Gobolka Manchester ee dalka Ingiriiska ayaa ku dhashay isagoon lahyn Xubinta taranka Ragga , Balse dhaqaatiirta ayaa dib ugu guuleestay ineey usameeyaan.

Hadbaa ninkani oo mudo ku dhibanaa noloshiisa ayaa markii ugu horeeyey waxa uu dib u helay dareenkiisa oo dhameystiran , Waxa uu waraysiyo badan uu dhiibay uga faalooday dareenkiisii hore kahor inta aan lagu sameyn Qaliinkani.

” Dareenkeyga 100% waa uu joogay balse nasiib uma aan yeelan xubinta taranka oo ii dhamaystiran , Balse aadbaan ugu farsaxanahay inaan dib u helay Raganimadeyda , 100 Dumarka ah ayaan lasoo jiiftay anigoon lahyn Xubinta taranka mid qancin leh balse waa Nasiib wanaag inaan dib u helay maanta ayuu yiri.


Halkaan Ka Daawo Sawiro
















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog