Warbixin ay soo saartey Waaxda Caafimaadka ee magaalada Minnesota ee gobolka Minneapolis ayaa lagu sheegay tirada dadka soomaalida ah ee qaba cudurka Aidska inay aad u sareyso.
Tirada dadka laga helay ayaa 90 qof kor u dhaafaysa, hase yeeshee tiradan ayaa ah inta lahubo ama tagtey cusbitalada ee la baarey.Soomaalida ku nool magaalada Minnesota ayaa wabixintu xustay in kaalinta 5-aad ay ka gashey dadka soo galootiga ah ee ku dhaqan gobolkaas ee uu cudurku hayo.
Warbixinta ayaa sidoo xustay in dumarku ay u badan yihiin dadka laga helay cudurkan.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
