Ninkaaga Ma Yahay Mid Shaki Badan? Xalkaan Hoo. . .

Monday, April 22, 20130 comments


Ka hor inta aadan bur burin xariirkaada qoyska ee aad waqtiga badan iyo qalbigaada siisay, ee gabaryaheey shakiga ninkaaga fursad ha siin in uu bur buriyo noloshaada ee qaado talooyinkaan oo aan filayno in wax tar weyn ku yeelan doonan.

Ka yeel dhaq-dhaqaaq yadaada mid uu og yahay una sheeg goobaha aad dooneyso in aad aado iyo wax waliba oo ku qabsada haddii aad tahay qof shaqeeya.

Ka yeel ninkaada mid dareemaya jaceyl kaada adiga oo ugu muujinaya wadada ihtimaam siinta qaab toos ah iyo mid aan toos aheyn.

La soo xariir oo soo wac xittaa marka aad shaqada ku jirto si uu u dareemo in aad daneyn u hayso sidoo kale haddii isaga u shaqeeyo..

Ha u diidin in uu isticaamlo taleefaankaaad gacanta ama Laptop-kaaga hana ka qarin lambaarkada sirta hadii ay dhacdo in uu kaa codsado.

Ka codso in si wada jir ah aad ugu wada baxdaan banaanka hadii ay jiraan adeeg yar o aad banaanka ka rabto.







_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog