Ninkaagu Waa Mid Aad U Kulul? Tahliishaan Ku Rushee Waliga Dambe Kuleyl Kuma Arkeyside

Saturday, April 20, 20130 comments

Marka aad ogaato in ninka aad nolosha la wadaagtay uu yahay nin kulul ah isla markaana ku wanaagsaneyn wadahadalka deggan , kuna dhawaaqaya erayo qaldan maxaad sameyneysaa ? newbanaadir.com ayaa xalka kuu haya.

Isku day in aad ogaato sababta ninkaada ka dhigeysa mid kacsan oo neerfoosa ah si aad u caawiso ugana yareyso dhibka.

Dadka hortooda ha ugu muujin in uu qaldan yahay xittaa haddii taasi ay jirto , iskuna day  in aad aamusnaanta magan gasho si dabeeysha xanaanqa uga degto si markaas aad wadahadalo ula furto.

Adeegso hubka deganaasha si aad naftaada uga daafacdo neerfoosanimada ninkaada.

Dhageyso hadalka ninkaada oo sii ihtimaam , iskuna day in aad fahanto.

Waji macbuusnimadiisa kala hor tag dhoola cadeyn jilicsan taasi oo muujineysa haweenimadaada.













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog