Ugaar ah xaaskaga hoyadeed: Waligaa haku oran Erayadan waa iga talo….

Tuesday, April 30, 20130 comments

Ma jiraan laba qof oo isku qilaafsan in arin xasaasi tahay la macaamiladda sodohda mar walibana loo nugul yahay in dhiabatooyin idinka dhex dhacaan ayaa haatan waxa ay iftineducation.com ku siineysaa talooyin ku aadan in erayo laga wanaagsan in sodohdaada aad ku tiraahdo.

* Adiga ma tihid hooyadeyda dhabta ah wax waliba oo dhaca , waxaan deganaasho aan ku helaa gudaha qoyskeygeyga .

* Maxaa wiilkaada aad u soo bari weysay in isku dubaridka noloshiisa iyo ujeedooyinkiisa

* Waad ku mahadsan tahay ra`yigaada , waxaan qasab ah in adioga dantaada aad gaarto.

* hab dhismeedka gurigaada waa habkii hore ee qadiimiga(habka uu habeysan yahay) sido kale habka cunno karintaada sa ma aha.

* Adiga wiilkaada waxaad si weyn uag jeceshahay wiilkaas kale .

* Wiilkaada aad ayuu u wanaagsanaaday dhan waliba marka uu isoo guursaday waa uu idinka nastay .

Ogoow gabaryaheey aan xariifadda aheyn erayadaan iyo kuwo kale xanaaq ayay sodohdaada ku dhalinayaan ee ka fogoow .













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog