Muuqaalkan Video-ga ah ayaa waxaa laga duubay nin xanaaq adag hayay balse ku xanaaq ba’ay Gaarigiisa oo uu dhulka la simay taasi oo ka qoslisiisay Boqolaal qof oo hareer socotay.
Arintan ayaa waxaa dadka ay ka baran karaan in Xanaaqa uu kaa ba’ayo markii aad jabisid waxa kuugu dhaw sida Bakeeri aad haysid ,Mobail-kaaga,Wax Muhiim kuu ah sida Ookiyaalaha taasi ayaa keenta in si sahal ah uu kaaga tago Xanaaqa badan oo maskaxdaada wax yeeli lahaa.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com

