Daawo Muqaalka: Dhalinyaro iskaabulo ah oo isku qabsatay calamada ka jira wadanka somaliya sida puntland iyo somaliland , somalia
Daawo muqaalka dhalin yaro soomali ah oo guri wada dagan iskuna dagalay tvga kadib markii uu mid waliba soo qatay calamada ka jira wadanka somaliya. imso calan baa jirta maxadsa ka taqanaa.
Halkaan Ka Daawo Muuqaalka
Dhalintaan ayaa u wacaday sxbkood sida ka muuqata gartii ayuu goyay waxaana uu ku goyay in guriga laga mamnuuco calan dhan iyo qabiil.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com