Arimahan Xaaskaaga Xasilooni Ayey Ka Hesha Hadii Aad Kula Dhaqantid

Monday, May 6, 20130 comments


Inta badan raga waxay aad u baadi goobaan sidii aay xaaskoda usii lahayeen jaceyl waara una heli lahayeen guri ku dhisan farxad iyo jaceyl lama ilaaban ah oo qalbiga aan ka go,eeynin.

Hadaba shabakada gubtanews ayaa ku siineysa tilmaamo muhiim ah oo aad xaaskaaga ugu kasban kartid jaceyl lama ilabaan ah iyo walbigeeda oo aad dhac dagtid.

*Ugu horeeyn waxa wanaagsan in mar waliba aad dareentid baahida xaaskaaga haku ekaan oo kalii inaad u sameeyso wax qalbigeeda kaso go,aya oo ay iyada ka codsatay balse wa inaad ku dadaasha wax walbo qalbigeeda aad ku qarsan kartidn sir xambaarsan wanaag iyo jaceyl xad dhaaf ah.

*Waxa muhiim ah inaad u dul qaadato xaaskaaga sidii qof aad xalay so guursatay hadii aad sanada qabto xitaa sababto ah marnaba haka daalin amaanta iyo koolkoolinta aad ku hayso.

*Ula dhaqan sidii waalidka ama hooyada camal adigo dhanka tixgalinta ka fiiraya waalidka waxana muhiim ah inaad la wadaagto murugta iyo farxada mararka qaar ay dareenta waxaadana u noqotaa mid ka masaxa islamarkaane ilowsiiya wax waliba oo nafteeda ku gadaamo.

Ugu danbeyntii shabakada gubtanews waxay ku leedahay ogow haweenka laga ma maarmo inaad ka dhigata saaxiibkaga sokeeya mar walba sirta isku qarsada kuna so dhaweey qalbgeeda mid jaceyl xambaarsan.










_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog