Daawo, Muqaal Cajiib Ah Tuug Cunug Yar Ka Xaday Hooyo Hurdeeysa Goob Train Laga Raco Oo Ku Taala Dalka Hindia

Monday, May 6, 20130 comments


Daawo, Muqaal Cajiib Ah Tuug Cunug Yar Ka Xaday Hooyo Hurdeeysa Goob Train Laga Raco Oo Ku Taala Dalka Hindia


Nin Tuug Ayaa Haweeney Hurdeeysa Goob Trai-nada Laga Raaco Ka Xaday Cunug Yar Oo Ay Naas Nuujineysay Isago Tugaasi Si Cajiib Ah Ku Xaday Cunuga Balse Waxa Qabatay Markii Uu Xadayay Cunuga Camira Noca Qarsoon Ee Duubta Waxyabaha Dhaca.

Ninkan Ayaa U Dashay Dalka India Ayaa Cunuga Yar Uu Xaday Waxa Da,diisa Ay Jirtay Labo Bilood Isagona Markii Danbe Gacanta Lagu So Dhigay.

Hadaba Nala Daawo Muqaalka Cajiibka Ah Adigo Raacaya Timaamaha.






_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog