Daawo Muqaal,Cunug Yar Oo Facebook-ga Lagu Kala Iibsaday Iyo Ninkii Iibsaday Oo Noqday Awoowaha Wiilkasi Yar,
Warbahinta caalamka ayaa si weyn u hadal haysa waqtiyan danbe arin naxdin leh oo ka dhacday dalka Hindiya taasoo ku saabsan ilmo yar oo lagu kala iibsaday boga bulshadu ku kulanto ee Facebook-ga,
Police-ka dalka Hindia ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta kusoo dhigeen rag ay sheegeen in lugu lahaayeen ilmo yar oo markuu saas u dhashay Facebook lagula iibsaday. Ilmahaan yar ayaa markii saas hooyadiis looga soo hoos qaaday waxaa la wareegay awoowaha cunugaan yar oo horay dad ula soo heeshiiyay isagoo ku iibsaday lacag 15,000 oo Doolarka Mareeykanka ah.
Si kastaba ha ahaatee Awoowaha cunuga gatay ayaa lagu magacabaa Firoz Khan, waxaana uu ka iibiiyay kalkaaliso cisbitaal, kalkaalisadiii ayaa iyaduna waxay kasii iibisay nin kale oo bixiyay lacaga 50,000 oo Dooar ah. Booliiska ayaa soo cunugaan yar waxayna dib ugu soo celiyeen hoyadii dhashay oo ahayd 20 jir taasoo loogu sheekayay inay dhashay ilmo meyd ah lana xabaalay. Hooyadaan ayaa weyraxsanayd.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com