Daawo Nin Nafttisa Halis U Galiyay Si Uu Naag Dambiile Ah Sharciga U Horkeeno, Indhahaaga Ku Arag Cajaaibka Uu Sameeyay

Thursday, May 9, 20130 comments



Daawo Nin Nafttisa Halis U Galiyay Si Uu Naag Dambiile Ah Sharciga U Horkeeno, Indhahaaga Ku Arag Cajaaibka Uu Sameeyay


Nin u dhashay dalka Georgia ayaa sameeyay arin lala fajacay taasoo inuu gaari xawli kusocda inuu inta ku booday cabaar ka lalaaday gaarigii oo weli socda si uu sharciga u horkeena naag dambi gashay oo cararaysay.

Ninkaan ayaa lagu magacabaa Elton Kim. Naagta gaariga waday ayaa Kim xaaskiisa gaarigeeda jug gaarsiisay balse islamrkiiba waxay isku dayday inay cararto Iyadoo Kim oo ka daba cararay isagoo lugiisa ku socda. Kim ayaa si layaableh oo xitaa filimada algu arkin ugu booday gaarigii waxaana qabsaday muurayaada hore ee gaariga, waxaase naxdin leh haweeneeyda gaariga waday calool adeegeeda waayo weli way diidantahay i nay gaariga joojiso.
  
Qof saarnaa gaari ka dambeeyay ayaa aalada telefoonka gacanta nooca Iphone-ka kuu duubay muuqaalkaan naxdinta leh.

Xaaska Kim ayaa arinkaan ku tilmaantay waali halka seygeeda oo si cajiib ah ku badbaadayna uu ku sheegay arin halis ah.

Haaweeneeydaan gaariga waday ayaa gashay markii hore dambi yar oo fudud oo ah inuu gaarigeedu ku dhacay gaariga xaaska Mr Kim oo ah ninka ceyrsanayay laakiin hada arinku waa mid culus oo waxaa laga yaabaa in sanado badan oo xabsi ah in lagu xukumo






_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog