Duuliye qatar iska dhigi jiray oo balaayo qabsatay & Dadkii fiirsan jiray oo madaxa gacmaha saartay (Daawo Muuqaal+Warbixin)

Thursday, May 9, 20130 comments


Duuliye qatar iska dhigi jiray oo balaayo qabsatay & Dadkii fiirsan jiray oo madaxa gacmaha saartay (Daawo Muuqaal+Warbixin)  

Mid ka mid ah Duuliyaasha ugu caansan magaalada Madrid ee caasimada dalka Spain ayaa waxaa qabsatay lama arag iyo lama maqal ka dib markii Duuliyahaan oo si Toos ah Show u dhigaya uu Diyaaradiisii yareed la dhex galay goob Xaflad qalin jabin ah ay ka socotay.
  
Duuliyaahaan ayaa in badan joog hoose ku wadi jiray Diyaaradiisa waxaana la sheegay inuu baray wadista Diyaaradaha yar yar arday fara badan oo ku nool magaalada Madrid ee Caasimada dalka Spain.

Mararka qaar Caalamka waxaa ka dhaco dhacdooyin cajiib ah maadaama ay ceeb qabsato dadka inta badan ku faano inay xariif ku yihiin ama ku taqsuuseen wadista Diyaaradaha yar yar ee jooga hoose ku socda.

Magaalada New York ee dalka Mareeykanka ayaa sidoo kale bil ka hor waxaa ka dhacay shil midkaan la mid ah ka dib markii Duuliye Diyaarad la haadayo uu Maqaayad la dhex galay inkastoo uu isagii bad baaday balse uu 3 qof oo maqaayadaas ka qadeenayay uu nolashooda sababsaday.



Halkaan ka Daawo Holaca qabsaday Duuliyahaan & Dadkii fiirsan jiray oo madaxa gacmaha saartay




_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog