Daawo Ninkan Iyo Qoftan Kaamirada duubeysa waxa kala qabsadey ! (Video)

Sunday, May 5, 20130 comments



Daawo Ninkan Iyo Qoftan Kaamirada duubeysa waxa kala qabsadey ! (Video)

Daawo waxa kala qabsaday Haweeney wax duubista ku qafiiftay iyo Nin cadaan ah oo wada marayay oo ay is afdhaafeen ka gadaal markii ay qaab yaab leh iskugu dhaceen.

Dhacdadan la yaab leh ayaa dhawaan waxa ay ka dhacday gudaha dalka mareeykanka kadib markii haweeney dalkaasi u dhalatay ay ku walaatay wax duubista gudaha magalada New York waxana ay wada dhaxdeeda isku heleen nin cadaan ah oo aan marnaba jecleyn in wax laga duubo.







_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog