DAAWO
VIDEO ARIN YABA LEH:Nin Guursadey 130 Naag ,85 Ka Mid ah Furay
Ninkan
Muuqaalkiisa idiin Muuqdo Waxa uu ku Noolyahay Afrikada Bari Waxa Uu Guursadey
130 Xaas isaga Oo hore u furay 85 Ka mid ah Hadda waxaa uu la noolyahay 45 Xaas
oo dhammaan ku qanacsan.
Waxaa
Yaab iyo amakaag ah qaabka uu u qanciyay ee uu ku guursadey,Qaabkee ayuuse
Jaceylka ugu qeybiyaa,Waxaase is waydiin nafteena waydiinay qaabka uu Jir ahaan
u kaafiyay waxaana uu haatan Jiraa 90 sano .
Ninkan
Kenyanka ah Oo Galbeedka Kenya ku nool waxa uu Guursadey XaasaskanIntii uu
yaraa waxaana tan ugu dambeysay Guurkeeda uu ahaa 1997-dii ,Inta badan waa ay
noolyihiin Xaasaskiisa waxaana uu ku xisaabsadaa qaab tira ahaan inta dhimatay
iyo Inta haatan nool.
Tirada
u dhexeysay Xaaska 1-aad Ilaa Tan 10-aad waxaa ka dhintay 3 ,Tirada 10-Illaa 20
Xaas waxaa dhintay 2,Xaaskiisii 20 illaa 30 Waxaa ka dhintay 7 Xaas sidaasi iyo
si la mid ah ayay Ugu Xisaabsanyihiin.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com