Hadaad
Tilmaamahan Buuxiso Saaxiibtaa ilin ayaad ka keeneysaa
Qormooyin
la qoraa iyo Warqado lasoo xardho midna la iskama qiimeeyee tani waa mid Qiimo
badanoo lagu qiyaasayo Tilmaamooyin wax ku qowl leh , Hadaba Akhriste Ma
dooneeysaa inaad Gabadha aad wada socotaan Jaceyl ay la ilmeyso ku beertid
Dhanbaalkani
waxaan ku taageereynaa wiilasha inagoo ka dhiseyna waxyaabo dhowr ah si ay
jabka Jaceylka uga kabsadaan waana qormo aad u qiimo badan oo aan ku faah
faahineyno qodobo dhowr ah .
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
