Daawo Video Naag Weerartay Qaadiga Maxkamada Kadib Markii Laga Furay Ninkeedii

Thursday, May 2, 20130 comments


Daawo Video Naag Weerartay Qaadiga Maxkamada Kadib Markii Laga Furay Ninkeedii

Kaamaro qarsoon ayaa duubtay haweeneey weerartay qaadi maxkamadeed xili lagu jiray dacwada furniinka iyada iyo ninkeeda.

Ninkaa naagtaan qabay ayaa rabay inuu furo waxayan isla tageen maxkamada iyadoo laga furay naagta, haweeneeydaan ayaa durbadiiba waxay ku booday oo weerartay qaadigii maxkamada balse nasiib waxaa isla markiiba gacanta ku dhigay naagtaan ilaaladii maxkamada oo awalba heegan ku jiray.

Haweeneeydaan ayaa arinkaan fowdada ah ku mutaysatay 4 bilood oo xabsi ah.






______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog