Faadumo Haryan oo soo saartay Muuqaalka Heesta Muqdisho+VIdeo

Wednesday, May 8, 20130 comments



Faadumo Haryan oo soo saartay Muuqaalka Heesta Muqdisho+VIdeo

Faadumo Haryan oo ka mid ah Fannaaniinta da’da yar ee ku nool magaalada Nairobi ayaa soo saartay muuqaalka heesta Muqdisho, taasoo si weyn looga soo shaqeeyay.

Duubista heesta Muqdishaan u xiisay ayaa waxaa si weyn ugu shaqeeyay Axmad Haykal, iyo soo saaristii Ibraahin Eagle oo labadooda loogu bartay iney soo bandhigay muuqaalo tayeysan.











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog