Farshaxaniiste Amin Arts oo Arin Muran ka taagneyd Sawir Gacmeed ku Ifiyay..

Wednesday, May 8, 20130 comments


Farshaxaniistaha Amin Arts oo ifiyay Arimo maalmahaan muran ka taagnaa arintaasi oo aheyd Wariye Cagmadhige oo Tv Universal kaga hadlay Arimo la xiriira guryo la kala heesto ama dadka anan guryaha la heyn ee xooga ku heesta oo uu si dadban u ifiyay in alle ay ka baqaan oo ay hantida Shacabka.


Hadaba Aqristoow Wariye Cagmadhige arintani ma ku saxsan yahay mise wuu ku qaldan yahay? Warbaahinta qabab kala duwan ayeey u tabiyeen ee adigu sideed u aragtaa?

Nala wadaag Qeybta Fikradaha & Sida aad u aragto Sawirka Amin Arts.











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog