Faa’idooyinka Kujira Galmada Aroortii Lasameeyo

Sunday, May 5, 20130 comments

Daraasad lasameeyey dhawaan ayaa lagu xaqiijiyey ineey kala macaanyihiin waqtiyada kala gadisan ee lasameeyo galmada iyadoo aad loo amaanay Galmada lasameeyo waqtiga aroortii ah taasoo ka gadisan kuwa kale.

Tilmaamaha ugaarka ah Galmada Subaxdii lasameeyo ayaa la sheegay ineey ka caafimahad badanyihiin lamaanaha aroortii sameeya galmada kuwa dhigooda ah ee aan iyagu sameeyn..

Waxaa la tilmaamay in lamanaaysha subaxii nolosha sameeya in jirkooda uu gubo 300 oo tamar maadaam jirkooda uu fir fircoon yahay .

Baaritaano ayaa sheegaya in hormone-ka uu soo daayo jirka haweenka xiliga aroortii (ostarajijiin) in jirka haweenka ka dhigayo mid ifiya halka timo qurxoonna ay helayaan.

--> Qubarada ayaa xusaya in kulanka aroornimo uu laba jibaar uu ka xaraarad badan yahay kan xiliyada kale dhaca











--> 

Xafiiska Newbanaadir 
Muqdisho - Somalia 
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog