Inta Badan Dhalinyarada Soomaaliyeed waa kuwa wehel u ah Doobnimada,
waxaase badanaa ku yimaada Fashil waqtiga ay guursadaan iyagoon awoodi
karin Qancinta Dumarka.
-->
Waxay dhalinyaradeenu iska dhaadhiciyeen ineeysan waxba kala maqneen
guurka iyo nolosha macaan ayna lawada qabsadeen isticmaalka gacmahooda
( siigada) iyadoo ay sameen badan ku leedahay noloshiisa.
Qofka Daris la noqda Siigada ma lahan dareen farxadeed waqtiga Gogosha waxa uuna la qabsaday Itsicmaalka Gacantiisa oo xor ah,
Raaxada Sariirta waxa ay ubaahantahay kalsooni Raganimo iyo
ilbaxnimo ka badan mida aad adigu fileeyso , qancinta haweenka waxay
sahleeysaa inaad ku nagaatid gurigaaga.
Qoys isku faraxsan waxaa lagu sameeyn karaa inaad qanciso reerkaaga
hadaba Akhriste bilaaw maantaba inaad naftaada dhiira galisid samee
dadaalo fara badan si aad u kasbatid Qanaacada Xaaskaaga.
-->
Xafiiska Newbanaadir
Muqdisho - Somalia
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
